Taleex (RBC) Waxaa maanta magaalada Taleex ee gobolka Sool looga dhawaaqay xubnaha maamulka ee hogaamin doona Khaatumo State of Soomaaliya oo dhowaanlooga dhawaaqay degmada Taleex.
Xubnaha maamulka ee maanta la dhisay ayaa ka kooban labo qeybood oo kala ah golaha sare ee maamulka oo ka kooban saddexxubnood iyo golaha wasiirada oo ka kooban lix xubnood.
Golaha Sare ee Maamulkan cusub ayaa loo sameeyey saddex hogaamiye oo wareegto ah kuwaas oo ay magacyadoodu kala yihiin:-
1-Axmed Cilmi Cismaan Osman (Axmed Karaash)
2- Col. Maxamed Yuusuf Jaamac (Col. Indhasheel)
3-C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe)
Xubnaha Golaha wasiirada oo ah lix xubnood ayaa loo kala magacaabay:-
1- Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Xiriirka Caalamiga)
2- Maxamed Ducaale Cabdi (Amniga)
3- Cismaan Axmed Jeex (Maaliyada)
4- C/karin Faarax Dhaaye (Horumarinta & Khayraadka)
5- Maxamed Diiriye Cabdi Joof (Adeega Arimaha Bulshada)
6-Yaasin Axmed Sulub (Arimaha gudaha)
Sidashir gudoonka shirka u xaqiijiyey Raxanreeb, waxaa Xubnaha maamulka ee maanta lagu dhawaaqay xigi doona dhismaha qeybihii kale ee maamulka sida golaha dhaqanka iyo garsoorka oo la filayo in iyana dhowaan lagu dhawaaqo.
Shirka ka socda degmada Taleex ayaa haatan maraya heer gabagabo ah iyadoo shirka dhamaadkiisana ay ka soo baxday dhismaha maamulkan cusub ee “KHAATUMO STATE” oo ka arimin doona gobolada Sool, Sanaag iyo qeybo ka mid ah Togdheer oo xuduudihiisu noqon doonaan.
RBC Radio

16 Responses for “Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State oo Lagu Dhawaaqay [Liiska oo Dhan iyo Sawirro]”
- kkkkkkkkkkk KHAATUMO SEEG 3 madaxweyne oo magac uyala loooooooooooz war wuxu talo xuma well come khatumo seeg dundumada aad dhobteen iska dhun dhunkada halkay ssc iyo darwish mareen way kasii lidan kkkkkkkkkkkkkkkkk dhawan bad arki doontan iyadoo mid ama laba kamida maxadwaynayashaa magac uyalkaa iyo qar wasir magac uyalkaa oo burco afa saray iyagoo leh wan toobad keenay we are somalilanders kkkkkkkkk Sii Akhri Faalooyinka dadweynaha